[Somali] Haddii ay dhibi kaa heysato bixinta biilashaada gaaska iyo korontada
Publisher
Date
Type
Topic
• La hadal tafaariiqlahaaga. Lambarkoodu wuxuu ku qoran yahay biilkaaga
• Weydiiso ka taageerada dhaqaale xumida haddii aadan ku bixin karin
biilkaaga wakhtigiisa
• Weydiiso inaad gasho qorshe lacag bixineed, si aad ugu bixiso wakhti dheer
ama aad u sameyso lacag bixin yar oo joogta ah
• Qorshahaas ku jir si aad isaga ilaalisid in lagaa jaro, inaad bixisid lacag
dheeraad ah oo la daahida ah iyo dulsaarba
• Weydii haddii ay jiraan lacag yareynta dawlada ama wax ka dhimitaan si ay
kaaga caawiso guriga ama shaqada.
Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan beekhaaminta lacagta iyo
tamarta xoogga korontada ee guriga eeg
Documents
Attachment | Size |
---|---|
Haddii ay dhibi kaa heysato bixinta biilashaada gaaska iyo korontada | 177.69 KB |